Our Services

Adeegyadeena waxaa ka mid ah, sameynta system-yada kombiyuutarada, naqshadeynta website-yada, diiwaan gelinta magaca website-ka, martigalinta feelasha website-ka, sameynta mobile apps tayo sare leh, sameynta muuqaalada xayaysiimaha iyo kuwa kale

Mobile app development

HAS THESE FEATURES AND MANY MORE

Iphone compatible

Shirkadda Dhismo Ict Solution Mobile App-ka waxey ku sameysaa Android ama IOS.

Easy to use

In si fudud aad u isticmaali kartid mobile app-ka ey kuu sameysay shirkadda Dhismo Ict Solution

Publish any where

Inuu kaalinta koowaad ka galaayo markii laga raadinaayo playstore ama appstore

High quality

Inuu leeyahay tayo aad usareysa mobile application-ka ey kuu horimarisay Dhismo Ict

Software development

HAS THESE FEATURES AND MANY MORE

Easy installation

Ku shubitaankiisa oo fudeed ah computer software-ka ey sameyso Dhismo Ict Solution

Easy to use

In si fudud aad u isticmaali kartid softuweerada ey kuu sameysay shirkadda Dhismo Ict Solution

Accounting system

waxaa ku diyaarsan xisaabaad accounting ah , system-yada ey sameyso Dhismo Ict

High quality

Inuu leeyahay tayo aad usareysa welibana update ah system-yada ey kuu horimarisay Dhismo Ict

web development

Includes Web Design, Web Hosting

Search engine

Inuu kaalinta koowaad ka galaayo markii google-ka laga raadinaayo

High security

website-yada aa naqshadeeno waxa ey leeyihiin full privacy protection, Constant SSL Certififcate

Time is everything

waxaa lagugu naqshadeenaa website-kaada waqti kooban, waxaa shirkadda ku diyaar ah team leh experience sareyso

full support

taageerid joogto ah iyo tobabar xilli walba oo ku saabsan sida uu ushaqeeyo website-ka

digital marketing

includes facebook ads, add videos

qurxinta ganacsiga

Waxaa inoo muhiim ah qurxinta ganacsigaada. ku bulaale ganacsigaada baraha bulshada si ey urkaan macaamiil badan

naqshadeyso beejka

waxaan naqshadeenaa facebook cover page, posts-ka la dhigaayo beejka, profile photo iwm

Hel beej likes badan

Soo dhagida sawiro qurxoon oo ka tarjumaya ganacsigaada waxey sare uqaadeysaa like gareynta beejkaada

Muuqaalo xayaysiin

Muuqaalo xayaysiin oo tayo leh si heersare loo diyaariyay ayey kuu sameyneysaa shirkadda Dhismo Ict Solution

Worlds of innovation

Waxaanu tiigsaneynaa horumar iyo waxqabad wanaagsan xilliga haatan la joogo waxaa wax walbo fure u eh tiknoolajiyadda iyadoo fududeysa howl maalmeedka haddii ey ahaan laheyd ganacsiyada, goobaha waxbarasho, xaafadaha iwm. Dhismo Ict waxey ku siineysaa fursad aad tiknoolajiyada uga faaideysatid iyadoo kuu dhiseysa barnaamijyo laf dhabar u ah dhaqdhaqaaqa howlahaada.

Watch Now

Time is money

Waqtiga waa shey qaali ah , howl walbo oo la qabanaayo waxey ubaahan tahay waqti iyo maskax sidaa darteed Dhismo Ict waxey kuu diyaarisay nidaamyo maareyn ah kuwaas oo kuu dhaqaaleynaya waqtigaada iyo dhaqaalahaada

Location is everything

Xarunta Dhismo Ict Solution waxa ey ku taalaa bakaaraha wadada bulaalayaasha halkaas oo ay ku socdaan ganacsiyo aad ubadan , Dhismo Ict waxey ganacsiyadaas ufududeysay iney si hufan ugutaan dhaqdhaqaaqa ganacsigooda ku soo xero shirkadda Dhismo Ict oo ka mid noqo macaamiisha faraha badan ee ka faaideysta tiknoolajiyadda ey bixiso shirkadda Dhismo Ict Solution.

Scroll to Top